Soomaalida Magaalada Zwolle [Nederland] iyo saameynta uu ku yeeshay Covid 19

Magaalada Zwolle waxay ka mid tahay Magaalooyinka ay dagan yihiin mushtamac-yada Soomaalida ee ku dhaqan dalkan Nederlands, waxaanna ka dhisan guddi metala Jaaliyada Soomaalida. Axmed Hayaan oo ah Guddoomiyaha guddiga Jaaliyada & Cusmaan Abukar oo ah maamulaha dugsi ay wax ku bartaan caruurta Soomaalida, dhinaca kalena ka mid ah xubnaha ugu firfircoon jaaliyada ayaa ka … Continue reading Soomaalida Magaalada Zwolle [Nederland] iyo saameynta uu ku yeeshay Covid 19